LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Wararka Caalamka Doorashada Mareykanka

Waxaa fooda nugu soo haysa doorashada dalka mareykanka, Waana doorashada adduunka oo dhan ay isha kuwada hayaan. Doorashada Mareykanka Doorashada Mareykanka waxaa isha ku haya dhamaan dalalka adduunka oo dhan, Caalamka oo dhan waxay doonayan iney saameyn ku yeeshan doorasha USA oo ay ku tartamayaan xisbiga ( Dumuquraadiga iyo Jamhuiriga) oo uu dhexmari doonan loolan adag, Jamhuuriga oo uu utartamayo Donald Trump ayaa u muuqda kuwa ku socda xawaare xoogan marka loo eego Kamala Harris oo u tartamaysa xisbiga hada talada haya ee Dumuqradiga. Maalin walba kala socdo wararka caalamka kuwa bariga iyo wax walba oo caalamka.

Post a Comment

0 Comments