Asc
Dhamaanteen Waxaan ma dharagsanahay dhibaatooyinka lugu Haya shacabka flastine oo Maalin walba ay Soo gaarayso dhibaato Hor Leh taas oo Ku saleysaysan Tirtirada umad dhan 2 M ka badan
Gumeystaha isreail
• Isreal Waxaa ka go'an inay xoog ama xeelad ay Ku qaadato dhamaan dhulka iyo dalka flastine, Uma aabo yeelayso caruur, dumar, odayaal iyo xaq udirirka dhaqdhaqaaqa xamaas
Isreal waxay duqeyn iyo weerar ay Ku dhishay in kabadan 100k oo qof oo shacabka flastine, waxayna dhaawacday tiro intaas ka badan, waxay burburisay dhamaan guryihii dhaqaalihii iyo dhamaan dhulkii ay flastaneniyiintu ay Ku noolaayeen gumeystaha majirto Cid uu UGA baqayo shacabka reer flastine dhamaanteed Waxaan garab weyn Ku siinaya wadamada reer galbeedka oo uu mareykanka uga horeeeyo.
Dowladaha Carbeed
• Dowladaha Carbeed Waa xaqiiqo iney ka seexdeen walaalahood oo Dhaqan, luuqad, diin ay wadaagaan waxayna Ku daawanayaan in ay iskugu tagayaan wadamada adduunka Ugu tunka weynaa oo mareykan, ingariish, iyo faransiis Ugu horeeyaan reer galbeedka Waa ay ka go'an tahay iney tirtiraan shacab flastine ayaga oo aan laka Soo ceyn.
Dalka carabta qaarka ka mid ah waxayba garab siinayaan Isreal ayagoo dhaqaalle iyo afba Ku taageeraya, tixii uusan ka muuqan dhiig islaanimo, dalka (Emirates) uu taageero lixaad Leh uu siinayo Isreal cabsi uu ka qabo wadamada reer galbeedka, xitaa halmarka kama dhiidhin shacabka muslimiinta ah ee reer flastine oo lugu leynayo Gaza, Rafax.
0 Comments