Waxaa noo socotay qeybtii labaad ee jaceylkii fadxi iyo noor
Jaceylka waa mid xanuun badan markaa aad weydid qofkii aad jamatay, suuraba ha ku tagee qofkaas, jaceylka uu noor u soo bandhigtay fadxi waxaa uu ahaa mid uu noor muujinayo daacadnimo iyo wax walba ay run ka yahiim laakiin fadxi ma'aysan fahan dhagarta uu ma leegayo noor oo jaceyl soo bandhigtay.
Noor waxaa uu ku tashtay in uu jaceyl ku abuuro fadxi , laakiin mar horaba fadxi waxay jaceyl u qaaday noor waxayna u sheegtay inay dareen xad dhaaf ah u hayso, noor waxaa uu dareemay farxad weyn madama ay dabankiisa kusoo dhacday fadxi oo hada ay asaga dabo carareyso,
Noor wuxuu markaas ka fikiray in uu kaga faa'ideysto dareenka ay u qaaaday fadxi, faxdi waxay ay ku nooshahay wadanka dibadiisa oo waxay is dhaafsadeen sawiro iyo qoraalo oo kaliya noor iyo fadxi, fadxi waxay ku bilowday noor fariimo jaceyl oo aad u macan in ay u mariso barta fecabookga wuxuuna noor fariimahaas kasii qaaday farxda iyo reyn reyn aan caadi aheyn asagoona cagta dhulka u dhigay.
Noor waxaa uu ahaa shaxaari haasaawe oo diirada ma saari jiran fadxi mar walbana waxa uu iska dhigi jiray mid mashquul ah oo waxaa uu u badiyey aamuska, mar walba ayada ayaa fariimo calaacal ah usoo diri jirtay noor, iyadoona sheegaysa inay jaceshahay oo ay keenayso wadanka CANADA oo ay ku nooshay, laakiin noor waxaa uu iska dhigay mid aan xamaasad badan aan u heyn dibadaha.
Waxayna fadxi is weydiinaysaa wiil jooga africa oo balan qaad helay dibada ah oo aan dhag jalaq usiineynin oo aan kala jecleyn.
Lasoco qeynta sadaxaad.
0 Comments