LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Qiso jaceyl oo murugo badan kuna timid gabar soomaaliyeed oo dalka qurbihiisa ku nool

 


Qisadaan waa qisooyinkii iigu yaabka badnaa aan aqriye abidkay, adiga hadii ilaa aad dhamaadka aad ila gaartid waa ka yaabi doonta qisadan jaceyl ee murugada badan leh.

Gabar ku nool qaarada yurub ayaa naga codsatay in aan shacabka soomaaliyeed ay soo bandhigto qiso jaceyl oo soo martay, taas oo ay ku sheegtay in loo geystay qiyaano weyn oo aysan marnaba fileyn, waxayna umada soomaaliyeed ka codsatay inay talo siiyaan madama dhaawaca soo gaaray uusan aheyn mid kaligeed ku gaar ah oo ay wali la ildaran yahiin qeyskeeda.

Gabadhan aan magaceeda usoo gaabineyno Fadxi, ayaa ku nooleed wadanka England ama UK, waxay aheyd gabar shaqeysata qaadatana lacag ku filan iyada iyo qeyskeeda jira somaliya, muna waxay aheyd garmal ah ama garoob waxayna soo dhashay labo wiil intii ay wadankeeda hooyo jaagtay lkn hada wiilashaas lama noola waxay joogaan dhulki hooya.

Waxaa dhacday maalin maalmaha ka mid ah in fadxi oo iska isticmaalaysa barta facebook ga uu soo wacay wiil noor la dhaho kaas oo hadalkiisu yahay mid aad u macaan, una sheeganaya in uu jaceyl yahay rabana inay qoys noqdaan durbadiiba, fadxi oo la yaaban waxa ka daganaya wiilkaan ayaa ku tiri waan arkaynaa waxay si noqdaan iyadoona aanan siin wax aqbal ah.

Noor waxa uu sii laba jibaaray da'daalkiisii wuxuuna gabayo, heeso jaceyl, geeraryo uu ku amaanaya gabadha uu danta ka leeyahay ee fadxi, fadxi wali waxaa ka dhaadhici wiilka amaanta intaa le'eg u tirinaya asagoo aysan si fiican isku baran,

Fadxi wey ka aqbashay noor jaceylkii uu usoo bandhigtay wali ayagoon si fiican isku baranin, mana oga fadxi qiyaanada uu la damacsan yahay noor oo markaas ay ayadu u arkaysay inay heshay nin daacad oo waqti dheer ay ka tuugeysay lkn noor abeeso ayuu ku noqon doonaa fadxi.

Qeybta laabad la soco.

Post a Comment

0 Comments