LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Qeybtii labaad ee taxanaha looga shaqeysto online business ka oo hada hormuud noo yahay live good

 


Qormadeena waxay ku saleysan tahay  aaminaada business online ka, qof walba aad weydiisid sida loo sameeyo business guuleystay waxaa uu kuu sheegayaa inaad u sameysid xayeysiino sida dhamaan dadku u gaaraan xayeysiintaa oo uu u helo macaamiil badan.

Waxaa jira shirkado adduunka ugu caasan ugu lacagta badan malahan goob store ah oo ayx alaab dhigtaan majiro wadan ama dal aan laga helikarin waxa aad ka dalbatayto shirkadahaas, magac iyo dhaqaalaba waxay la yahiin saaxiib.

Marka la eego shirkadaha ku ganacsada online iyo kuwa leh goobaha, waxaa u dhaxeeyo farqi weyn wey kala caansan yahiin wey kala lacag badan yahiin, sababtuna waa in ganacsiga goobta leh ee aan laheyn online wax lugu iibiyo ay kooban tahay macaamiishisu saameyn badana uusan ku yeelan karin caalamka.

Ganacsiga online ka ah waa caan caan dhalay qof walba ayaa garanaya dadka badankoodna wey kasoo addeegteen, waxa uu iibinaya qof walba waa uu yaqaanaa, waxa ay kasoo iibsadaan way iga qiimo badan yahiin waxa kale uu heysto, macaamiishiisu xad maleh calamka oo dhan yey kala joogaan.

Caanimada 

Qof walba intuu qof ka caansan yahay wuu ka dhaqaale badan yahay, uuna fursado badan yahay.

Post a Comment

0 Comments