LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Sidaan ku bilaabay live goodka iyo waxa maskaxda dadka ka guuxaya oo ah dhaqaale ma ka sameysay.


 Marka hore hadaan ka heshid qormadeydaan waxan kaa codsanayaa in iisi share gareysid, hadii aad rabtidna inaa ku soo biirtid online business ka aniga ayaa kaa caawinaya iga soo qabo lmbrka kor ku xusan mahadsanid.

Asc saaxiibayaal allha hana waafajiyo kheyrka, waxaan qof walba ka codsanayaa in markuu wax bilaabayo uu illhay talo saarto weydiistana haday kheyr ugu jirto in uu waafajiyo hadii kalana mesha kale kheyr leh ku leexiyo.

Waxaan sawir guud ka bixinayaa businesska loo yaqaano live good oo dhawaan bilaamay, business waxaa iska leh milyineero u dhashay dalka mareykanka, waxayna ka mid yahiin 100 qof ee adduunka ugu taajirsan ama ugu dhaqaalaha badan, waxayna ku tashteen inay aas aasaan company ama shirkad ka duwan shirkadaha kale ee adduunka ka shaqeeya.

LIVE GOOD

Micno ahaan waa nolol wanagsan oo ay ula jeedaan hadii aad kusoo biirtid wey isbadaleysa noloshada oo dhan, waana xaqiiq hadii ilahay kula maago, laakiin adiga dadaal ayaa lugu faray iyo inadan mar walba ka quusan raxmaadka alle.

Companigaan wuxuu jiraa wax ka yar hal sano waxayna hadal heyntiisu gaartay meeshii ugu sareysay oo uu campany gaaro waxaana u sabab ah fursadaha uu bixinayo companygu oo ah waxay la yaabeen dhamaan dadka tijaabiyey companigaan.

Laso qeybta labaad ee taxanaheena online businesska.


Post a Comment

0 Comments