A S C
Isbuuc walba samee lacag kor u dhaafaysa 500 oo dollor ma ahan hadal fudud, kana samee online ka adigoo guriga jooga, waxay yeelaneysaa culus badan oo ah in lugu aamino ama qof taladaas qaata aad heshid.
Dadka soomaalida wali ma fahansana online ka sida looga shaqeysto, oo markaa uga sheekaysid badankood wey dafirayaan waxayna u arkayan khiyaano iyo wax yaalo kale oo aan wanaga aan ku saleys neyn .
Waxaa jira 100 webside badan oo laga sameeyo lacago aan xadlaheyn, webside walba waxa uu leeyahay sharuudo loo maro in aad ka shaqeystid oo aad ka sameysid lacag, laakiin ma ahan lacagtu wax meel cidla ah laga qaadanayo ee howl dadaal ayey u baahan tahay
Live good
Live good waa riyo rumeysa oo leysku hubo wax walba aad gashatidna aad ka helaysid oo aan u baahneyn faahfaahin dheeriya oo aan shirgadan aad ka sii baraneysid waa live good de, live good waxaa looga shaqeystaa dhowr nooc oo kala duwan, mana ahan dheel dheel iyo howl yari
Waxan soo wadna war bixin dhameystiran oo ku saabsan live good soo booqo webside keena mahadsanidiin.
0 Comments