LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

XAQUUQUHA QOFKA AAD IS JACESHIHIIN

 

Walba oo adduunka dal saaran waxay leeyahiin  xaquuuq, Xaquuqdu ma ahan mid leyska dhayalsankaro ee waa wax illahay jideeyey oo ruux walba oo ifka joogo lugu karaameyey jaceylkuna tiisa goonida ah ayuu leeyahay.

Markaan ku leeyahay jaceylku xaquuq buu leeyahay (sabab) qofka aan jecashay isaguna ku jaceyl labo mid ayey noqon kartaa 

1- in aad is calfatan oo illhy iskiin bado oo miraha jaceylka aad gurataan macankodana aad dhadhamisan.

2- in aad is calfan weydaan oo aad isku fahmi weydan sheekada iyo nolasha danbeysa ee aad is leedahiin wada qaata!

Qilaafyo badan dartoona aad kala tagtaan nuxurkii jaceylkuna intaas oo kaliya uu kusoo ekaado iyo eed aan dhamaad laheyn.

● XIISAHA BILOWGA JACEYLKA 

Dhalinyarada badankood markii ay haasawayan waxa isku daba rida haasawahas wax loo yaqaano xiiso, oo labada qof markay bilowga yahiin si xowliya ku bilowma laakiin isbuucyo ka dib hoos usoo dhaca markii lawaayo filashooyinkii qofba qofka kale ku tuhmaayey.

In aad qofka aad siisid jaceyl badan waxay saameyneysa xariirkiina, hadii aad xitaa jaceylkiisu aad kuugu sareeyo adiga hakugu ekaado oo yuusan ka badbadan.

Jaceyl badan aad ruux u muujisid waa sii fogeynta ruuxii aad jecleyd mana ahan wax biseyl lugu saari karo.

Waxaad horyaal net mar walba aad ka helaysa qisoon jaceyl oo xanuun badan badankoodna aad lamahdin,

Waxaan kaloo bartan kaa kahili kartaa talooyin jaceyl iyo sababaha qofka aad kusoo jiidan karto 🙏


Post a Comment

0 Comments