Ogow jaceylku in uu leeyahay xanuun badan waa hadii aad weydid qofkii kula hayey barbarka kale ee jaceylka, inta badan waxaan aragnaa qof oonaya adigoo aan ogaan karin waxa soo gaaray ama wax ku dhacay, laakiin gadaal lagaga sheego in uu jaceyl la daalaa dhacayo shakhsigaas.
Waa ku khasban tahay in aad aaminto jaceylka, jaceylka wuu calamado badan yahay mana ahan wax fudud in lahanto jaceyl ama lahelo mid daacad kuu ah, inta badan hadan nahay dadka somalida ah uma badna inay hantaan jaceylkooda waxayna u badan yahiin dad isku guursada calaf oo aan jaceyl faro badan isku heyn.
Hadaan aamin saneyn jaceylka wali waa jiiftaa, mana heysatid fikir, ogow
• Jaceylku waa waxa ugu fiican ee laheysto
• waxa ugu adag ee lawaaayo
• waxa ugu adag oo ugu dhibta badan ee lahelo
Soomaali rag iyo dumarba waxay si fudud u dhahaan waan ku jaclahay, ayagoona fikir badan ka heysan waxa uu yahay jaceylku, mana jiro jaceyl maalmo ku abuurma iyo daqiiqado lkn ogow jaceylku waxa uu ku bilowda araga.
ADIGA WALIGA JACEYL MAKUGU DHACAY???

0 Comments