Ganacsiga online ka waxaa uu leeyahay faaido badan waxaana ka faaideysta dad badan oo ku nool caalamka, online business ka waxaa looga faaideystaa dhowr nooc oo kala duwan.
Waxaa jira live good waa shirkad weyn oo iibgeysa daawooyinka feytamiinka ah waxaana laga leeyahay wadanka mareykanka waxaana lacag looga sameeya qaab kala duwan halkaan ayaa kuugu soo gudbin doonaa macluumaad badan oo ku saabsan Company ga LIVE GOOD.
0 Comments